الحَمْـدُ لِلّهِ الّذي أَحْـيانا بَعْـدَ ما أَماتَـنا وَإليه النُّـشور Al-xamdu lillaahi alladii axyaanaa bacda maa amaatanaa, wa ilayhinnushuur Mahad waxaa iska leh allihii na nooleeyay intuu na oofsaday kadib, xaggiisuuna ahaaday soo bixitaanku(maalinta qiyaamaha) لا إلهَ إلاّ اللّهُ وَحْـدَهُ لا شَـريكَ له، لهُ المُلـكُ ولهُ الحَمـد، وهوَ على كلّ شيءٍ قدير، سُـبْحانَ اللهِ، والحمْـدُ لله ، ولا إلهَ إلاّ اللهُ واللهُ أكبَر، وَلا حَولَ وَلا قوّة إلاّ باللّهِ العليّ العظيم , رَبِّ اغْفرْ لي Laa ilaaha illallaahu waxdahu, laa shariika lahu, lahul mulku wa lahulxamdu wa huwa calaa kulli shey-in qadiir,subxaanallaah, wal-xamdu lillaah, wa laa ilaaha illallaahu, wallaahu akbar, walaa xawla walaa quwwata illaa billaahi al-caliyyi al-cadiim rabbi iqfirlii Ilaah xaq lagu caabudo majiro ilaahay mooyee, kaligii cid wax la wadaagtana ma jirto, wuxuu leeyahay boqornimo, wuxuuna leeyahay mahad, wax kastana wuu awoodaa, illaahaybaa ka huffan xumaan,mahadna leh, ahna ilaaha xaq lagu caabudo, al...
Comments
Post a Comment