Skip to main content

Posts

Showing posts from September, 2022

Ducada Galida Suuliga / mushqusha

 بِسْمِ الله) اللَّهُمَّ إِنِّي أَعُوْذُ بِكَ مِنَ الْخُبُثِ وَالْخَبَائِثِ) Bismillaah allaahumma innii acuudu bika minal khubthi wal-khabaaith Magaca ilaahay,ayaan ku galayaa, allow waxaan kaa magan galayaa shaydaanka kiisa lab iyo kiisa dhadigba

Ducada Marka Dhar Cusub Laxirto

تُبْـلي وَيُـخْلِفُ اللهُ تَعَالى Tublii wa yukhlifullaahu tacaalaa Waad dhammaynaysaa, ilaahayna badalkiisa ayuu keeni اِلبَـس جَديـداً وَعِـشْ حَمـيداً وَمُـتْ شهيداً Ilbas jadiidan, wa cish xamiidan, wa mut shahiidan Xidho wax cusub, noolowna adigoo lagu mahadinayo, dhimana adigoo shihiid ah

Ducada marka laga soo Kaco Hurdada

 الحَمْـدُ لِلّهِ الّذي أَحْـيانا بَعْـدَ ما أَماتَـنا وَإليه النُّـشور Al-xamdu lillaahi alladii axyaanaa bacda maa amaatanaa, wa ilayhinnushuur Mahad waxaa iska leh allihii na nooleeyay intuu na oofsaday kadib, xaggiisuuna ahaaday soo bixitaanku(maalinta qiyaamaha) لا إلهَ إلاّ اللّهُ وَحْـدَهُ لا شَـريكَ له، لهُ المُلـكُ ولهُ الحَمـد، وهوَ على كلّ شيءٍ قدير، سُـبْحانَ اللهِ، والحمْـدُ لله ، ولا إلهَ إلاّ اللهُ واللهُ أكبَر، وَلا حَولَ وَلا قوّة إلاّ باللّهِ العليّ العظيم , رَبِّ اغْفرْ لي Laa ilaaha illallaahu waxdahu, laa shariika lahu, lahul mulku wa lahulxamdu wa huwa calaa kulli shey-in qadiir,subxaanallaah, wal-xamdu lillaah, wa laa ilaaha illallaahu, wallaahu akbar, walaa xawla walaa quwwata illaa billaahi al-caliyyi al-cadiim rabbi iqfirlii Ilaah xaq lagu caabudo majiro ilaahay mooyee, kaligii cid wax la wadaagtana ma jirto, wuxuu leeyahay boqornimo, wuxuuna leeyahay mahad, wax kastana wuu awoodaa, illaahaybaa ka huffan xumaan,mahadna leh, ahna ilaaha xaq lagu caabudo, al...

Ducada Xirashada Dharka

الحمدُ للهِ الّذي كَساني هذا (الثّوب) وَرَزَقَنيه مِنْ غَـيـْرِ حَولٍ مِنّي وَلا قـوّة Alxamdu lillaahilladii kasaanii haadaa, {al-thawba} wa rasaqaniihi min qayri xawlin minnii walaa quwwah Mahad waxaa leh allihii ii xidhay maradan, iguna arsaaqay iyadoon jirin, xeelad iyo awood ka ahaatay dhankayga